Qeexid

"eeg debecsan. ld dabacsanaan, dabacsanaansho, debacsa naan, debacsan debecsanaansho m.l/dh eeg debecsanow.ld debecsanaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga debecsanaan oo kali ah:
  • Dulqaad aanan lahayn baan muujiyay, debecsanaan aanan u dhalan baan sameeyay; deeqsinimo aan la igu ogayn baan ebyay.
  • Ka hadla qofka haysta debecsanaanta ugu badan shaqadooda, kaas oo awooda dib u qaabaynta saacadaha shaqada si wax looga qabto baahida ilmaha.