Qeexid
Wax si wanaagsan u xallin.
Qeexid Xigta
Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.
[-ray, -rtay]
debbiray
debbirtay
f.g1Wax si wanaagsan u xallin.
Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg debbir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hab khayaano ku jirto oo arrin iwm loo xalliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld debcid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho.
Qeexid Xigta: U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac2, debac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dibin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc libaax badeedka ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) ld dadab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld debcid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bcay, -bacday
Qeexid: ld debec2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]