Qeexid

"(-do, m.l) Gaadiid hawada mara, rakaabka iyo xamuulka qaada, jaad ka mid ahna lagu dagaallamo. ld dayaarad, diyaarad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayuurad oo kali ah:
  • . War-bixintu tafaasiil iyo tirokoob maka bixisay badeecadaha kala gadisan ee kasoo gala wadanka dakeddaha, Gegida Dayuuradaha iyo meelaha loo cayimay inay badeecadaha wadamada jaarka ahi kasoo galaan.
  • Dhanka kale deegaano ka mid ah gobolka geddo wararka ceelqaboobe ka helayo ayaa waxa ay sheegayaan in dayuurado dagaal oo ay leedahay dowlada Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanka Ceel Cadde oo kamid ah gobolkaasi.