Qeexid

"D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey."

Qeexid Xigta

ld dayrin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayro oo kali ah:
  • Degmo waxay markiiba aragtay gabadhii oo u soo socota jahadii ay joogtay, waxaanay tidhi dayroow la isa soo gelye dhuumo, nabadgelyo inta uu yidhi Dayr ayuu ku dhuuntay xaskiisii.
  • Isagoo ka jawaabayay digniin ay bixisay kooxda Al-shabaab oo ah in ciidamo walba oo la geeyo Somalia ay la dagaalamayso, ayaa sheegay in Al-shabaab ay Somalia geysay ajnabi dayro ah, kuwaasoo ay ku doonayso inay ku afgambiso dowlada sharciga ah.