Qeexid

"ld dayrin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayris oo kali ah:
  • Khubaro ka dayrisay dagaalkii Af-gaanistaan 10 sano kaddib 10 sano ka bacdi ayaa waxaa soo baxaysa in dagaalkaas aan guul weyn laga gaarin inuu keeno mooyaane dhibaatooyin saameeyey dalalkii dereska ahaa sida Pakistaan.
  • Wargeyska maalinlaha ah ee Gazzetta dello sports, ayaa maqaal uu arrintaa ka qoray wuxuu mawduuca uga dhigay sidan: “Ciyaaryahankii Parma dayrisay, ayaa dumiyay dhalanteedkii ACMilan.”