Qeexid

"eeg dayri. ld dayris, dayro (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayrin oo kali ah:
  • Cali Xoor-xoor, isaga oo u dayrinaya beeshaas, Iminka sow idinmaan lahayn shaqaale dheeraad ah baanu goormay dhacdaa, waa markay dekeddu shaqo badani timaado.
  • Hase yeeshee, maamulka kooxda ayaa u dhabar-adaygay oo aan dayrin ciyaartoygooda, taas oo ay iyaguna hadda uga fadhiyaan abaal-gudkii samirkooda.