Qeexid

"(f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin."

Qeexid Kale

(f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.

Qeexid Xigta

(f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayri oo kali ah:
  • Dhinaca caafimaadka, dhakhaatiirta ku xeel-dheer caafimaadku aad bay uga dayriyeen gudniinka gebi ahaantiisaba.
  • Dhinaca kale, Weeraryahanka reer Brazil, Marcio Amoroso oo saddex gool ka dhaliyay Milan, wuxuu ka mid yahay ragga ay dayriyeen kooxaha Talyaanigu, wuxuu u soo ciyaaray Udinese iyo Parma, ka hor intii aanu u haajirin dhinaca Germany.