Qeexid

"Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayr oo kali ah:
  • Waxa kale oo ay dadka meesha degan qaarkood ii sheegeen in hore loo amray duminta dayrkan, balse uu dhiskan cusubi yahay mid ay hadda arkayaan.
  • Dhaqaatiirta isbitaalka Diinsoor ayaa ka dayriyay dhaawaca gaaray sarkaalka, waxaase jira warar sheegaya in hay'ada WHO ay wado qorshe ay sarkaalkaan ugu qaadayso Nairobi si loogu daweeyo.