Qeexid

"Wax daymo u yeelasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daymoo oo kali ah:
  • Weirs ayaa tidhi “Ma intaad dhiigaygii jaqday ayaad I jalaysaa?” isagoo si la yaab leh u soo daymooday Geelle ayuu yidhi “yaa….bal shaydaanka iska naaroo ha is kululayn”.
  • Hase yeeshee, aniga oo warkii ku dhex jira ayaa nin afartii ka mid ah daymo kulul isoo daymooday.