Qeexid

"Jeedinta indhaha wax xaggooda loo jeediyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daymo oo kali ah:
  • Maan daymoon wajiyadooda haseyeeshee waxay ahaayeen nin iyo saddex haweeen ah.
  • Dale Watson ayaa sheegay inaanu sarkaasi hayn wax cadaymo ah ee taageeraya rumaysnaantiisa ah inuu dhintay Usama.