Qeexid

"(-dyo, m.dh) Saaruukh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayaxgacmeed oo kali ah:
  • Mar kale, HCTV waxa sharaf u ah in uu bulshada u soo bandhigo adeeg la jaanqaadaya waayaha maanta ee warbaahinta tirotiraysan (Digital Media) tasoo loo adeegsanayo qalab casri ah, xirfad iyo aqoon tayeysan iyo lalista dayaxgacmeedka.
  • Abdul-kalaam oo ay saxaafaddu ugu yeedho "Ninkii Saaruuqa ahaa" waxa uu ahaa la taliye xaga Sayniska ah oo la shaqayn jiray xukuumadii hore, waxa uuna door weyn ka ciyaaray horumarinta Hubka Niyukliyeerka, Dayaxgacmeedyadda.