Qeexid

"Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega."

Qeexid Xigta

Caddo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayax oo kali ah:
  • Waxay ogaadeen in dayaxa iyo qoraxdu ka duwan yihiin meerayaasha kale, sidaas darteed waxay ku dareen liis ka duwan liiska meerayaasha.
  • Halka meerayaasha qaar leeyihiin dayaxyaal aad u faro badan, sida meeraha Raage ama Saturn wuxuu leeyahay 32 dayax oo ku wareega meerahaasi.