Qeexid

"Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen."

Qeexid Xigta

Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayactir oo kali ah:
  • Madaxweyne xigenka xogwaran kooban ka dib wuxuu u sheegay masuuliyiinta wakaaladda inay wixii dhibaato ah ee ka jirta dhinaca biyaha iyo wixii dayactir ah ee loo baahanyahay ay warbixin uga soo gudbiyaan oo maanta xafiiska ugu keenaan.
  • Xuseen Ceydiid ayaa halkaasi ka sheegay in SNA ay dhiigooda u hureen badbaadinta Wasaarada Warfaafinta iyo Radio Muqdisho, isla markaana ay dayactir mar walba halkaasi ka sameyn jireen.