Qeexid

"Wax la dayacay ahaansho. ld dayacsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayacan oo kali ah:
  • Waxaa iyana dhawaan xadhiga laga jaray xarun cusub oo ay ugu talo-galeen in lagu xanaaneeyo waxna lagu baro caruurta suuqyada ku dayacan, kuwaas oo ay kafaalo-qaateen cuntadooda, hurdadooda iyo waxbarashadoodaba.
  • -In Cibaadadii lagu lahaa ay dayacantay sida Salaadaha Maqrib iyo Casir iyo qodobo kale.