Qeexid

"Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayac oo kali ah:
  • Ma Dalkaya Diintaya Dadkaad Dantiina uun u Dayacdeen?
  • Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa ay kormeereen goobaha waxbarsho ee degmadaasi iyagoo dadka deegaanka kala hadleen arrimaha la xiriira heerka waxbarasho isagoo Wasiirku u balanqaaday in dhawaan dayactir lagu samayn doono goobaha waxbarashada.