Qeexid

"Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid."

Qeexid Xigta

Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan1, diryaan1, diyaan1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayaan oo kali ah:
  • Khilaafka u dhexeeya Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa gaaray heer aad u sareeya iyadoo mudanayaashan oo ay ku jiraan Muuse Suudi iyo Qanyare ay sheegeen inay xilka ka qaadayaan Sh.
  • Markaas buu nebi Haaruun ugu yeeray dadkii iney u soo noqdaan Eebbe caabudistiisa oo ay iska daayaan weyshan ay caabudayaan, hase ahaatee wey isla weynaadeen.