Qeexid

"Indho, wax dhankooda u jeedin."

Qeexid Xigta

Isku d.: wax isku tijaabin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga day oo kali ah:
  • Haddii aad isku daydo in uu partnerkaagu sameeyo wax alla waxaad jeceshahay, arimuhu waxay isku bedelayaan xumaan.
  • Kolonyo AMISOM ka Tirsan oo Shabeellaha Dhexe Lagu Weeraray Qarax miino ayaa maanta barqannimadii lala beegsaday kolonyo ciidamo Amisom ka tirsan oo marayay degaan lagu magacaabo Haan Sheekh oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar.