Qeexid

"Dawlad ahaansho. ld dowladnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawladnimo oo kali ah:
  • Maahmaahda wargeysku soo qaatayna waxay lahayd waqti iyo dhaqan u gaar ahaa oo ka duwan kan dawladnimo iyo Dumarku waa kuwa u codeeyay xisbiga dawladda ee u qiray inuu yahay xisbiga nabada metela.
  • Haddaba annagoo labada xisbi siyaasadeed ee KULMIYE iyo UCID ah, waxaanu ka fiirsan doonaa ka qaybqaadashada doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka haddii aan la helin xakamaynta awooda dawladnimo ee aanu hore u soo sheegnay."