Qeexid

"Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay."

Qeexid Xigta

Inta haysa maamulka sare ee qaran. ld dowlad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawlad oo kali ah:
  • Casharada ay Komishanku ka dhaxleen doorashadii dawladaha hoose, waxa ka mid ah; iyaga oo doorkan in Xoghayaha goobta coddeyntu aanu noqon mid ka soo jeeda degaanka lagu coddeynayo, si looga foojigaysto wax-isdhaaf-dhaafis lagu shuraakoobay.
  • Waxa kale oo la qabtaa doorashooyinka dawladda hoose iyo maamulka gobollada (kommune- og fylkestingsvalg) afartii sanno hal mar.