Qeexid

"Wax meel fog u gudbin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawi oo kali ah:
  • C/llaahi Faarax oo ka mid ah mutadawiciinta isku xirka dhalinyarada ayaa la yaabay markii uu ogaaday inuusan ka bixi Karin waddanka.
  • Al-Qardawi, wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin in culumo ay u soo diraan kooxaha Somalida ee khilaafku u dhexeeyo si loo dhameystiro khilaafkooda, isagoo xusay inay diyaar u yihiin inay dhexgalaan waqti walba iyo meel walba.