Qeexid

"ld daaweyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daweyn oo kali ah:
  • Cabdfiraxmaan Jaamac Hadi oo ah isuduwaha caafimaadka gobolka Awdal iyagoo labaduba ka warramay qaabkii loosoo abaabulay dooddan iyo ujeeddooyinka laga leeyahay mustaqbalka in kor loogu qado adeegyada guud ee caafimaadka gobolka iyo fahamka daweynaha.
  • Dhaawacyadii ka dhashay dagaalka ee shacabka ahaa ayaa la geeyay Isbitaalka Baladweyne iyadoo halkaas lagu daweynayo, iyadoo dhinacyada dagaalamaya dhaawacyadooda aan la ogeyn halka ay qaateen.