Qeexid
Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax karti badan ahaansho (qof).
Qeexid Xigta: Wax dhibaato badan ahaansho.
Qeexid Kale: Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Isku d.: koox dad ah dhexgelid.
Qeexid Xigta: ld dowddar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dowddar1; dawdarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la dardaray noqosho. ld berberan1, derderan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan2, derderan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dawdaran. ld dawdarnaansho, dawdarni, dawdarno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dawdarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dawdarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid Xigta: ld dawdar1; dowddarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ballamid.
Qeexid Xigta: Qof tegaya sida reerkiisa laga yeelayo ka ballamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Ku d.: qof, cid kale gaf ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yeelayo dhimashadiisa kaddib.
Qeexid Xigta: Ballan uu dhaafo qof tegayo oo ku saabsan sida laga yeelayo reerkiisa inta uu maqanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm).
Qeexid Xigta: Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, feynuus iwm).
Qeexid Xigta: Wax hadlay ama muuqday ahaansho (raadiyo, telefishan iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dowddarnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg dawdarroo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Caano, biyo iwm si dhaqso leh u cabbid.
Qeexid Xigta: Hal si dhaqso leh u lisid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dacdarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]