Qeexid
Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
[-saday, -satay]
f.g3Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld dawarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dawarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Badar, caano, sonkor iwm wax godan in uga qaadasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Xaalad lagu sugnaa ka sii liidasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku biirsasho. 4. Ku d.: wiil gabadh u guurin. 5. U d.: xaalad hore ee lagu noolaa ka maarmiwaayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid.
Qeexid Xigta: (f.g) Markab ama doon washirid.
Qeexid Kale: (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dawarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dawarso. ld dawarsad, dawarsi, dewersad, dewersasho, dewersi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Neef xoolo ah darar ka maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dawar1, dewer1, dewerid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Neef dhalay dambar ka maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -wixi) Ku d.: cid ku maadeysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro.
Qeexid Xigta: Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Dawacada keeda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -khay, -khday
Qeexid: Madax wareer dartiis wax la kala garan waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dawakhid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax la haysto si aan wax looga bixin ka beensheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn.
Qeexid Xigta: Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]