Qeexid

"ld dawarsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawarsad oo kali ah:
  • Fahamka noloshu ma aha in maalin walba laga qayb galo shir ceebeed lagu qabto dalalka dariska ah, mana aha in laga tuugsado shirarka caalamka iyo in laga dawarsado wadamo shisheeye.
  • Guud ahaan dalka waxa saamaysay shaqo la’aan xoog leh, taasi oo kor u qaaday tirada dadka wax ma haysatada ama saboolka ah ee dawarsada si ay noloshooda u badbaadiyaan.