Qeexid

"ld dawarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawar oo kali ah:
  • Darawalada Gaadiidka ee ka shaqeeya Wadada dheer ee Laamiga ayaa soo dhoweeyay waxqabadka hey’adda NESHA ee ku aadan dayactirka wadadaasi oo aheyd mid isticmaalkeeda dhibaato ay ku qabeen Dawaralada gaadiidka.
  • Waxa jira qaar kale oo iyagu ka yimid Itoobiya iyo Koonfurta Soomaaliya, xoolo iyo beero ku leh dhulkii ay ka yimaadeen oo ka dawarsada Somaliland.