Qeexid

"Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro."

Qeexid Xigta

Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawan oo kali ah:
  • Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan Sida ay dad badani og yihiin Xaaji Aadan Afqalooc wuxuu gabayga ku eedaynayey Doodi, oo ka hanti roonaa, ayna isku hayb ahaayeen, oo inuu ku soo ruqaansaday uu dawaninaayey.
  • Sideeda ruux ee geeriyootay ayaa ahaa dad rayid ah oo dawanayey kolonyada gaadiidka dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ee wadadaasi marayey.