Qeexid

Madax wareer wax la kala garan waayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawakhaad oo kali ah:
  • Iyaguba isma guursadaan…dhaldhalaalkan adduunyo ee ay dhabta moodday iyagu dawakhaad baabay ka sii qaadaan, noloshaba quus bay ka joogaan.
  • Iyaguba isma guursadaan…dhaldhalaalkan adduunyo ee ay dhabta moodday iyagu dawakhaad baabay ka sii qaadaan, noloshaba quus bay ka joogaan.