Qeexid
Lo' yaryar, gaagaaban oo aan caano badnayn.
Lo' yaryar, gaagaaban oo aan caano badnayn.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Wax wareega sida garangarta.
Qeexid Xigta: Makiinad dharka lagu tolo.
Qeexid Kale: Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).
Qeexid Xigta: Qof tartiib u taabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Ninka dharka tola ama fasila. ld dawaarwale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Abitey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo.
Qeexid Xigta: Socod badan oo warwareeg ku jiro.
Qeexid Kale: ld dawaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn.
Qeexid Xigta: Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Khad.
Qeexid Xigta: Weelka khadda lagu shubto.
Qeexid Kale: Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dawaarle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dawaali fk. D. ...u: si toos ah, si aan gabbasho lahayn. Tus. “Waxaan doonayay dawaali ayuu u diiday”.
m.dh
Qeexid: Nooc shabaagta ka mid ah oo libaax badeedka lagu dabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof xajka gudanaya kacbada ku warwareejin. ld dawaafsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid gardarro kula kicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho.
Qeexid Xigta: Ku d.: qof, qof kale u guurin.
Qeexid Kale: Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo.
Qeexid Xigta: Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka ah ka baxa. ld danqaare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dawaansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dawaafi. ld dawaafsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dawaaf1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]