Qeexid

"Waddo, dariiq; jid."

Qeexid Xigta

Wax habboon ama xaq ah. ld dow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daw oo kali ah:
  • Dhinaca kale, qoraal uu shirkaas ka akhriyay Xisaabiyaha Wakaaladda Biyaha, Muuse Cabdi Ismaaciil ayaa Wakaaladdu ku soo bandhigtay cabasho ku saabsan dayn laxaad leh oo ay Wakaaladdu ku leedahay Hay’adaha Dawladda.
  • Maalintaas oo ay Somaliland la soo noqotay marlabaad xornimadoodii luntay, noqotayna dal madax bannaan oo buuxinaya dhamaan astaamaha ay leedahay dawladi.