Qeexid

"/dh ld tastuur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dastuur oo kali ah:
  • Sida uu qeexayo dastuurka Puntland qodabkiisa 89aad, fakhradiisa koobaad waxaa lagama maarmaan ah in la dhamaystiro dismaha “Hay’adda Garsoorka Puntland” si marjic ay u yeeshaan doodaha dastuuriga ah.
  • Sarkaal sare oo ka tirsan Midowga Afrika oo ku eedeeyay Madaxweyne C/laahi Yuusuf inuu ku tuntay dastuurka u yaal dowalda KMG Soomaaliya.