Qeexid

"Hooy yar oo ka samaysan raro; qoryo, dhoobo iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daso oo kali ah:
  • ArdaydaSoomaaliyeed ee waxka barta Jaamacadaha Dalka India oo qarka usaaran in loosoo Masaafuriyo Soomaaliya Ardayda ayaa qaarkood ayaa la sheegay in ay isticmaalyeen Maandooriyaha Qaadka oo ah Mukhasadaraad mamnuuc ka ah Dalka India..
  • Ra'isulwasaaraha oo ay booqashadiisa ku wehliyeen Xildhibaano ayaa mid mid u gacan qaaday Bukaanadaasi oo ay ku jiraan Xildhibaano iyo saaakiil ka mid ah DowladaSoomaaliya..