Qeexid

ld daruurasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daruurad oo kali ah:
  • Waayo Islaamka wuxuu leeyahay: "daruurada waxay baneysaa xaaraanta".
  • Waxaa kaloo jirta qaacido Islaamic ah oo dhahda: "daruurada waa in ay xad lahaataa".