Qeexid

"(f.g) Badar, caano, sonkor iwm wax godan in uga qaadasho."

Qeexid Kale

(f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku biirsasho. 4. Ku d.: wiil gabadh u guurin. 5. U d.: xaalad hore ee lagu noolaa ka maarmiwaayid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Xaalad lagu sugnaa ka sii liidasho.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali geeliisii laba halaad buu ku darsaday”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darso oo kali ah:
  • Edmond Mulet ayaa sheegey in xaalada nabad galyo qaybo badan ee Somalia gaar ahaan Muqdisho tahay mid qalafsan, kacsan isla markaana aan leysku haleyn karin isaga oo sharaxay in afar xaaladood marka la darso la geyn karo Somalia ciidamo ka socda QM.
  • Wabigaan Wuxuu ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meel la yiraahdo (Goobweyn) oo Kismaayo u jirta 25km.