Qeexid

"ld darsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darsi oo kali ah:
  • Waxaynu u baahanahay is aamin, is cafin, wax isku darsi si horumar loo gaaro.
  • Waxaan isku dharbaaxay magacyadii laba nin oo ku kala aragti duwanaa darsidda cilmiga dhaqaalaha, waa John Maynard Keynes iyo Milton Friedman.