Qeexid

"Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darro oo kali ah:
  • Mudanayaal fara badana ayaa iyaguna rumeysan in dastuurka cusub uu yahay mid aan loo marin sharci-darro, waxayna gudaha soo diyaariyay ku sheegeen inay yihiin kuwo aan laga ansixin baarlamaanka Somalia.
  • Guddiga uu magacaabay Cabdisamad Nuur ee shalay soo qabanqaabiyay doorashada ayaa maxkamadda maamulka Galmudug waxay ku tilmaamtay in uu yahay mid sharci darro ah.