Qeexid

"Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo."

Qeexid Xigta

Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daro oo kali ah:
  • Howlgalkan oo ciidamadu ay ka fuliyeen guryaha iyo goobaha kale ee dadka ay degan yihiin iyadoo ciidamada ay beegsanayeen dad loo soo far muuqay oo lala xariirinayo iney ku lug leeyihiin falalka amaan daro ee halkaasi ka dhaca.
  • Garowe: Su'aalo la weydiiyey Culumo Garoowe:-Waxaa caawa ka baxay muxaadaradii 2aad Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe muxaadaro uu jeediyey Sh.