Qeexid

"Ubad fardood oo lab."

Qeexid Xigta

Nin mingis qaba.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darmaan oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, markii ay ergooyinka dhammaadeen, ayaa waxaa markaa loo yeedhay Cabdinuur Axmed Darmaan oo ah ninka maanta la caleemo-saarayey madaxweynenimo tii ugu dhibka yarayd, waxuuna halkaa ka jeediyey erayo kooban.
  • Inkasteey darmaan quruxsaneey, dihintohoo joogto Oo ay dubaabkii Siyaad, dalaw ka tuuryaysay, Iyadays difaacdaye ninnimo, kuma dumaashaane.