Qeexid

"(-do, m.l) Mid ka mid ah daloollada loo yeelo aqallada iwm oo ay iftiinka iyo naacawdu ka soo galaan; khalfad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dariishad oo kali ah:
  • Xildhibaannadii Hotel Madiina dekeganaa qaarkood ayaa sheegay inay ka boodeen dariishadaha si aysan u dilin dadka dibadbaxa sameynayay ee laga careysiisyay, iyagoo ku eedeeyay kacdoonkaas inay ka dambeeyeen qaar ka mid ah ciidamada DFKMG ah ee Somalia.
  • Waxaan diidanahay inuu dhaco burbur oo dariishadaha iyo albaabada la fuqsado sidii dhici jirtay, markaan Jabhadda ahayn oo meeshaan qabsanaba la boobi jirey”.