Qeexid

"(-ooyin, m.l) Jameeco wadaaddo ah, leh maamul, digri iyo ducooyin u gaar ah, kuna abtirsata shiikh weyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dariiqo oo kali ah:
  • Waxayna halkaas mahadnaq gaar u soo jeedyeen UWS, kuna guubaabiyeen inaysan ka leexan dariiqo wadaninimo ay ku taagan yihiin.
  • Tusaale ahaan iyaga oo isku madhab iyo isku hadafba ah ayaa haddana waxaa jiray khilaafaad badan sida kan dariiqooyinka.