Qeexid

"Waddo yar oo dadka iyo xooluhu qaadaan."

Qeexid Xigta

Bayd faal oo afartiisa hagood tahay min hal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dariiq oo kali ah:
  • Max'ed Cali oo isaguna la haday saxaafada markii uu soo xirmay shirkii ay ku yeesheen Muqdisho ayaa sheegay in naftoodu ay khatar ugu jirto kooxaha DF kasoo horjeeda oo ay dhici karto mar walba in lagu dilo mudanayaasha dariiqyada.
  • Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?