Qeexid Kale

ld daris.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darid oo kali ah:
  • Shacabka: Falalkiina arxandarida ah, ee aad dad ashahaadanayo aad ku biraynaysaan sidii xoolahii, waa arinta keentay in dadka dib u fiiriyaan ficiladiina, kana muujiyaan cabsi iyo taxadar.
  • Dadka ku dhaqan Magaalada iyo kuwa gobalka ayaa walaac xoogan ka muujinaya ammaan darida ku soo korortay goboalka maadaama maamulkii arimahaas wax ka qaban lahaa aanu joogin.