Qeexid

"eeg dareeri. ld dareeris1, dureerin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareerin oo kali ah:
  • Waxaa, hase ahaatee, intaysan halihii cadceedsi u dareerin orday Maxamed oo u sii jeestey gurigii adeerkiis Aw-Muuse Ismaaciil oo ay da’diisu kolkaas toddobaatan sano ka badan tahay.
  • Waxa la ogsoonyahay in gooba badan oo taageerayasha Kulmiye aqlabiyada lahaayeen ay markiiba waraaqihii lagu codiynayey ka goeen, dadkii oo aan codeyninna ay ka dareerin markii wakhtigu ka dhacay.