Qeexid

"ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin."

Qeexid Kale

Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.

Qeexid Xigta

Hilib dareerin ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareeri oo kali ah:
  • Iyo sida loo kala duwi lahaa; Cadho (wuu cadhoonayaa) iyo cadho (wuu Dhibaatooyinka caruurta qasa waxa kamid ah in qoraal dareerinta Carabida iyo ta Laatiinku iska soo horjeedaan; Carabiduna waxay u socotaa bidixda, Laatiinkuna midigta.
  • Sida shabaagta ayey isdareeriyaan, isdaadiyaan, iskala waraan.