Qeexid

"Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareer oo kali ah:
  • Xamagtu waa dareere isjiidanaya oo meesha la mariyo iskula dhejisa wixii taabta.
  • Qaraabada Cirbixiyeenada la socday Dayax-Gacmeedka ayaa ku sugayay xarunta Kennedy balse waxay ka dareereen markii ay maqleen burburka ku dhacay dayax gacmeedka.