Qeexid

"Cid, xog ka maqnayd garansiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareensii oo kali ah:
  • Al-shabaab iyo Xisbul Islam ayuu ka dalbaday inay qaataan nabad intii ay dagaal wadi lahaayeen, isagoo ka codsaday inay ku biiraan walaalahooda Somalida ah ayna dareensiiyaan inay ka shaqeynayaan amaanka dalka iyo daganaashaha.
  • Aniga oo taasi ka duulaya ayaa waxaan dadweynaha dareensiinayaa afar xaaladood inay maanka ku hayaan.