Qeexid

"Wax, wax dareemay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareensan oo kali ah:
  • Caydh dadkaas in laga soo dhigay cidi ma dareensana, kii soo raray iyo ka la soo raray midna ba.
  • Madaxweyne Bush ayaa sheegay in uu dareensan yahay in uu horumar sameynayo howlgalka ciidamada ee uu Mareykanku horseedayo ee Ciraaq lagu dajinayo.