Qeexid

"Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed."

Qeexid Kale

Tuhun; shaki.

Qeexid Xigta

War dhiilo leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareen oo kali ah:
  • Haba qurux badnaatee, maansadoodu ma soo dhaafto xilligii la tiriyey iyo meeshii lagu tiriyey toona, maxaa yeelay waxaa ka maqan dareenkii runta ahaa ee waarin lahaa.
  • Dareenka ah in arrimaha saamayn lagu yeesho wuxuu inta badan qofka ku dhashaa markay timaado arrin qofka noloshiisa si uun u taabatay.