Qeexid

"Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah."

Qeexid Kale

ld dareemo.

Qeexid Xigta

Xididdada nafleyda ee isku xira xangullaha iyo maskaxda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareeme oo kali ah:
  • Waxaan dareemey amaan, aadna waan u jecleystey, Allahna waan ugu mahad celiyey Khalgiiisa quruxda badan ee kala duwan.
  • Waxa sacabbo iyo foori la isugu daray odaygii xubnaha Dareeme.