Qeexid

"Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daree oo kali ah:
  • Sidaa dareedna waxa uu ballan ku qaaday inuu u hawlgali doono sidii loo soo celin lahaa Raadiyow Horyaal si dadka looga wacyi galiyo.
  • Baaritaankan ayaa ka abuuray gudaha Suuqa Bakaaraha walaac weyn, iyadoo la xiray bakhaaro laga shakisan yahay inay ku jireen raashin iyo waxyaabo kale oo dhacay, waxaana suuqa oo dhan laga dareemay walaac xoogan.