Qeexid

eeg dardaarweri. ld dardaarweris.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dardaarwerin oo kali ah:
  • Waxa kale oo maansadiisii beryahaa xuddun u ahaa kalgacalkii uu u qabay hablihii Soomaaliyeed, isagoo isla markaa na u dardaarwerinayay hablihii qotida ahaa ee uu la noolaa.
  • Waxa kale oo maansadiisii beryahaa xuddun u ahaa kalgacalkii uu u qabay hablihii Soomaaliyeed, isagoo isla markaa na u dardaarwerinayay hablihii qotida ahaa ee uu la noolaa.